إعدادات العرض
Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ahaa kan dadka ugu akhlaaq fiican
Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ahaa kan dadka ugu akhlaaq fiican
Anas Binu Maalik Allaha ka raali noqdee waxa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ahaa kan dadka ugu akhlaaq fiican.
[Xadiis Saxiix ah] [Xadiis la isku waafaqay]
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी Tiếng Việt Kurdî Hausa Português മലയാളം తెలుగు Kiswahili မြန်မာ ไทย Deutsch 日本語 پښتو অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી Yorùbá Nederlands ئۇيغۇرچە සිංහල தமிழ் دری Magyar ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių Malagasy Română Kinyarwanda नेपाली Српски Moore Українська Български Wolof Azərbaycan ქართული тоҷикӣ bm Oromoo Македонски አማርኛالشرح
Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaa dadka ugu akhlaaq badnaa, isagaana ugu horeeyey dadka dhamaan xaga Akhlaaqda wanaagsan oo dhan, sida hadal wanaaga, Gacan furnaanta, bashaash nimada, dhib la'aanta, u dul qaadashada dadka dhibkooda.فوائد الحديث
Kaamilnimada akhlaaqda Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaa ku cad xadiiskaan.
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ahaa tusaale dhamaystiran xaga dhaqan iyo akhlaaq wanaaga.
Waxaa lagu boorinayaa dadka inay kaga daydaan Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee akhlaaq wanaaga.
التصنيفات
Sifooyinka Akhlaaqda ah