إعدادات العرض
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu weysadiisa dhaqay xubnaha labo mar labo mar
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu weysadiisa dhaqay xubnaha labo mar labo mar
Cabdullaahi Binu Seyd Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey: Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu weysadiisa dhaqay xubnaha labo mar labo mar.
[Xadiis Saxiix ah] [Waxa wariyay Albukhaari]
الترجمة
العربية English မြန်မာ Svenska Čeština ગુજરાતી Yorùbá Nederlands اردو Bahasa Indonesia ئۇيغۇرچە বাংলা Türkçe සිංහල हिन्दी Tiếng Việt Hausa తెలుగు Kiswahili پښتو অসমীয়া دری Кыргызча Lietuvių Kinyarwanda नेपाली മലയാളം Bosanski ಕನ್ನಡ Kurdî Oromoo Română Shqip Српски Українська Wolof Moore Tagalog தமிழ் Azərbaycan فارسی ქართული 中文 Magyar Português Deutsch Русский Македонски bm አማርኛالشرح
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ahaa xiliyadiisa qaar haduu weyso qaadanayo xubnaha weysada wuxuu dhaqi jiray labo mar, wuxuu dhaqi jiray wajiga-oo uu ku jiro luqluqushada iyo san daarsigu, gacmaha iyo lugaha labo mar.فوائد الحديث
Waajibka dhaqida xubnaha weysada waa hal mar, wixii ka badani waa Suno.
Waa Sharci in weysada la dhaqo xubnaha labo mar labo mar waqtiyada qaarkood.
Waa sharci in Madaxa la masaxo hal mar.