إعدادات العرض
hadii qof idinka mida uu wax cunayo ha ku cuno midigtiisa, haduu wax cabaayana ha ku cabo midigtiisa, waayo shaydaanku wuxuu ku cunaa bidixdiisa wuxuuna ku cabaa bidixdiisa
hadii qof idinka mida uu wax cunayo ha ku cuno midigtiisa, haduu wax cabaayana ha ku cabo midigtiisa, waayo shaydaanku wuxuu ku cunaa bidixdiisa wuxuuna ku cabaa bidixdiisa
Ibnu Cumar Allaha kawada raali ahaado isaga iyo aabbihiibe wuxuu sheegay in Rasuulka Ilaahay scw uu yiri: " hadii qof idinka mida uu wax cunayo ha ku cuno midigtiisa, haduu wax cabaayana ha ku cabo midigtiisa, waayo shaydaanku wuxuu ku cunaa bidixdiisa wuxuuna ku cabaa bidixdiisa".
[Xadiis Saxiix ah] [Waxa wariyay Muslim]
الترجمة
العربية Bosanski English فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Türkçe اردو हिन्दी 中文 বাংলা Español Kurdî Português മലയാളം తెలుగు Kiswahili தமிழ் සිංහල မြန်မာ ไทย 日本語 پښتو Tiếng Việt অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands ئۇيغۇرچە Hausa دری Кыргызча Lietuvių Kinyarwanda नेपाली Italiano or ಕನ್ನಡ Oromoo Română Српски Wolof Українська Moore Tagalog Malagasy Azərbaycan ქართული Magyarالشرح
Nabigu scw wuxuu faray inuu qofka muslimka ahi wax ku cuno kuna cabo gacantiisa midig, wuuna reebay in wax lagu cuno laguna cabo gacanta bidix, waayo shaydaankaa kuna cuna kuna caba bidixda.فوائد الحديث
Waxaa la reebay in shaydaanka looga ekaado ku cunida iyo ku cabida bidixda.
التصنيفات
Aadaabta Cunida iyo Cabida