Janada magalo fitnoole

Janada magalo fitnoole

Xudeyfa Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: waxaan ka maqlay Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee isagoo dhahaya: "Janada magalo fitnoole."

[Xadiis Saxiix ah] [Xadiis la isku waafaqay]

الشرح

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu sheegay in qofka dadka xanta ee hadalka u kala qaada dadka si uu isugu diro uu mutaysanayo ciqaab ah inuusan janada gelin .

فوائد الحديث

Isku dirku wuxuu ka mid yahay dambiyada waa wayn.

Isku dirka waa la reebay, waayo wuxuu dhex dhigayaa dadka qof ahaan iyo busho ahaanba dhib iyo fasaad.

التصنيفات

Akhlaaqda xun