إعدادات العرض
1- Waar hooy ma idiin sheegaa dambiyada kuwa ugu waaway?
2- ka fogaada toddobada lagu halaagsamo
3- Waxaan idiinka digayaa malaha, waayo maluhu waa warka
4- Janada magalo fitnoole
5- Ilaahay Ragga wuxuu ugu neceb yahay Gar maqaataha dooda badan
6- Ilaahay waa u kaadiyaa Daalimka markuu qabtase ma siidaayo
7- Rasuulka nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu reebay qasciga oo ah in Timaha qaar la xiiro qaarna la daayo
8- Waxaan la joognay Cumar, wuxuuna yiri: (waa naloo diiday kalifaada )
9- labadaba waa lacadaabayaa, wax weyna lagu cadaabimaayo, mid Kaadida iskama duwi jirin, kan kalena dadka ayuu warka u kala qaadi jiray
10- Ka cabsada dulmiga, waayo dulmigu wuxuu qofka galinayaa mugdiyada maalinta qiyaame, ka cabsada bukhliga, waayo bukhligu wuxuu halaagay kuwii idinka horeeyey,
11- Yaanu eegin ninku cawrada nin kale, Haweenayduna yaanay eegin cawrada naag kale
12- Qofka si ula kac ah been iiga sheega, ha u diyaar garoobo booskiisii uu naarta ka fariisan lahaa