Waxaan la joognay Cumar, wuxuuna yiri: (waa naloo diiday kalifaada )

Waxaan la joognay Cumar, wuxuuna yiri: (waa naloo diiday kalifaada )

Anas Allaha ka raali ahaade wuxuu yiri: Waxaan la joognay Cumar, wuxuuna yiri: (waa naloo diiday kalifaada ).

[Xadiis Saxiix ah] [Waxa wariyay Albukhaari]

الشرح

Cumar Allaha ka raali ahaade wuxuu sheegay in Rasuulku scw u diiday dadka in la caadaysto wax dhib maahee aan dheef laheyn, hadal iyo ficil kuu doonaba ha ahaadee.

فوائد الحديث

Waxaa ka mid ah isku cuslaynta la reebey: su'aalaha badan, isku kalifida waxaan cilmi loo laheyn, ama adkaynta wax Ilaahay fudaydiyey.

Waxaa qofka muslimka ah la gudboon inuu naftiisa baro saamaxaada, wax fudaydinta iyo isku ad-adkeyn la'aanta hadalka iyo camalkaba, cuntadiisa, cabitaankiisa, iyo dhamaan arimihiisa kale.

Diinta islaamku waa diin fudud.

التصنيفات

Akhlaaqda xun