إعدادات العرض
Salaada lagu tukado masajidkaygan waxay ka khayr badan tahay kun salaadood oo lagu tukaday masaajida kale ee isaga kasoo haray marka laga reebo masajidka xaramka
Salaada lagu tukado masajidkaygan waxay ka khayr badan tahay kun salaadood oo lagu tukaday masaajida kale ee isaga kasoo haray marka laga reebo masajidka xaramka
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee wuxuu ka wariyey Nabiga scw inuu yiri: "Salaada lagu tukado masajidkaygan waxay ka khayr badan tahay kun salaadood oo lagu tukaday masaajida kale ee isaga kasoo haray marka laga reebo masajidka xaramka".
[Xadiis Saxiix ah] [Xadiis la isku waafaqay]
الترجمة
العربية English မြန်မာ Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands اردو Bahasa Indonesia ئۇيغۇرچە বাংলা Türkçe සිංහල हिन्दी Tiếng Việt Hausa Kiswahili ไทย پښتو অসমীয়া دری Кыргызча Lietuvių Kinyarwanda नेपाली മലയാളം తెలుగు Bosanski Italiano ಕನ್ನಡ Kurdî Oromoo Română Shqip Српски Українська Wolof Tagalog Moore Malagasy தமிழ் Azərbaycan فارسی ქართული 中文 Magyarالشرح
Nabigu scw wuxuu cadeeyey fadliga ay leedahay salaada lagu tukado masajidkiisa, iyo inay ka fadli badan tahay kun salaadood oo masaajida kale ee dhulka, ee aan ahayn masajidka xaramka Makkah, waayo masaajidka xaramka Makkah salaada lagu tukadaa way ka fadli badan tahay tan lagu tukado masjidka Nabiga scw.فوائد الحديث
Ajarka salaada lagu tukado masaajidka Xaramka iyo masaajidka Nabiga waa la laalaabaa.
Salaada masaajidka Xaramku waxay ka fadli badan tahay boqol kun oo salaadood oo masaajida kale lagu tukado.