إعدادات العرض
(Jileecu shayga uu galo wuu wanaajiyaa, shaygii laga siibana wuu xumaadaa
(Jileecu shayga uu galo wuu wanaajiyaa, shaygii laga siibana wuu xumaadaa
Caa'isha oo ahayd xaaskii Nabiga scw waxay ka warisay Nabiga scw inuu yiri: (Jileecu shayga uu galo wuu wanaajiyaa, shaygii laga siibana wuu xumaadaa.
[Xadiis Saxiix ah] [Waxa wariyay Muslim]
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी Tiếng Việt සිංහල Kurdî Hausa Português മലയാളം తెలుగు မြန်မာ ไทย Deutsch 日本語 پښتو অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands ئۇيغۇرچە Kiswahili தமிழ் دری Magyar Italiano ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių Malagasy Română Kinyarwanda नेपाली Српски Wolof Moore Українська Български Azərbaycan ქართული тоҷикӣ bm Oromoo Македонскиالشرح
Nabigu scw wuxuu cadeeyey in jileeca iyo dabac sanaata xaga hadalka iyo ficilkuba ay u siyaadiso qurux arimaha, kamaal, iyo wanaag waxayna u dhawdahay in qofka sidaa suubiya uu dantiis gaaro. Dabacsaan la`aantu arimaha way ceebaysaa oo xumaysaa waxayna u diidaa qofka sameeya inuusan dantiisa gaarin ama uu ku gaaro dhib.فوائد الحديث
Waxaa la isku boorinayaa ku dhaqanka akhlaaqda dabacsan.
Dabacsaantu qofka way qurxisaa, waxayna sabab u tahay khayr kasta oo arimaha diinta ama aduunyada ah.
التصنيفات
Akhlaaqda wanaagsan