إعدادات العرض
Akhlaaqda wanaagsan
Akhlaaqda wanaagsan
1- Hadii Qofku Ilaahey darti u jeclaado Walaalkiisa Muslimka ah ha u sheego inuu jecel yahay
3- Ilaahay wuxuu faray in shay walba loo ixsaan falo
4- ha caroon
6- Shay ka mida wanaag ha yarysan, haba ahaato inaad kula kulanto Walaalkaa Waji furan
7- Ma aha kan xooga lihi kan dadka legda, ee kan xooga lihi waa kan naftiisa hanta markuu caroodo
8- Qofka khayrka dadka tusa wuxuu leeyahay ajar la mida kan khayrkaa sameeyey ajarkiisa
9- Qofka Ilaahay iyo Maalinta Qiyaamaha rumaysan khayr ha ku hadlo ama ha iska aamuso
10- Qofka aan dadka u naxariisan isagana Ilaahay uma naxariisto
12- Xishoodku iimaankuu ka mid yahay
14- Ilaahay waa jecel yahay Adoonka taqiga ah oo qaniga ah ee qarsoon
16- Jileecu shayga uu galo wuu wanaajiyaa, shaygii laga siibana wuu xumaadaa
17- Qofka Muuminku wuxuu ku gaaraa akhlaaq wanaagiisa darajada qofka Sooman ee Salaad u taagan
18- waxaa idiinku ikhyaarsan kuwa idiinku akhlaaq fiican
19- Wax fududeeya oo ha adkaynina, oo bishaareeya oo dadka ha cayrinina