إعدادات العرض
Qofka aan dadka u naxariisan isagana Ilaahay uma naxariisto
Qofka aan dadka u naxariisan isagana Ilaahay uma naxariisto
Jariir Binu Cabdullaahi Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Qofka aan dadka u naxariisan isagana Ilaahay uma naxariisto."
[Xadiis Saxiix ah] [Xadiis la isku waafaqay]
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी Kurdî Hausa Português മലയാളം తెలుగు Kiswahili தமிழ் မြန်မာ Deutsch 日本語 پښتو Tiếng Việt অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી Yorùbá Nederlands ئۇيغۇرچە සිංහල ไทย دری Fulfulde Magyar ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių or Română Kinyarwanda Српски O‘zbek Moore नेपाली Oromoo Wolof Български Українська Azərbaycan ქართული тоҷикӣ bm Македонски Malagasy Ελληνικά kmالشرح
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu cadeeyey in Qofka aan u naxariisan dadka in Ilaahay casa wajala isna uma naxariisto, Qofku inuu u naxariisto khalqiga waa asbaabta ugu weyn ee lagu gaaro naxariista Ilaahay.فوائد الحديث
Naxariista waa u baahan yihiin khalqiga oo dhan, waxaase dadka si gaara loogu xusay ahmiyada la siiyey awgeed.
Ilaahay waa Raxiim, Adoomadiisa naxariistana wuu u naxariistaa, abaal marintu waa nooca camalka.
Naxariista loo naxariisanayo dadka waxaa ka mida in khayrka la gaarsiiyo iyo in dhibka laga daayo oo lagula dhaqmo wanaag.
التصنيفات
Akhlaaqda wanaagsan