إعدادات العرض
Qofka difaaca Cirdiga iyo Sharafta Walaalki Ilaahay baa isna Wajigiisa Naarta ka difaaci Maalinta Qiyaamaha
Qofka difaaca Cirdiga iyo Sharafta Walaalki Ilaahay baa isna Wajigiisa Naarta ka difaaci Maalinta Qiyaamaha
Abii Dardaa Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Qofka difaaca Cirdiga iyo Sharafta Walaalki Ilaahay baa isna Wajigiisa Naarta ka difaaci Maalinta Qiyaamaha."
[Xadiis Saxiix ah] [Waxaa wariyay At-tirmidi iyo Axmed]
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी සිංහල Kurdî Hausa Português മലയാളം తెలుగు Kiswahili မြန်မာ ไทย Deutsch 日本語 پښتو Tiếng Việt অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી Yorùbá Nederlands ئۇيغۇرچە தமிழ் دری Fulfulde Magyar ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių or Română Kinyarwanda Српски O‘zbek Moore नेपाली Wolof Български Українська Azərbaycan ქართული тоҷикӣ Македонски bm Ελληνικά ភាសាខ្មែរ አማርኛ Malagasy Oromooالشرح
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu sheegay in Qofka difaaca Sharafta Walaalkiisa Muslimka ah markuu maqan yahay, isagoo u diidaya in lacaayo oo la xumeeyo, Qofkaa Wajigiisa Ilaahay waa ka Ilaaliyaa cadaabka Maalinta Aakhiro.فوائد الحديث
Waxaa la reebay in wax laga sheego Cirdiga Muslimiinta.
Abaal marintu waa nooca camalku yahay, Qofka Cirdiga Walaalkiisa Muslimka ah difaaca isagana Ilaahay baa Naarta ka celiya.
Islaamku waa diin Walaaltinimo faraysana Muslimiintu inay xaqa isugu hiiliyaan.