إعدادات العرض
Fadaa`isha iyo Aadaabta
Fadaa`isha iyo Aadaabta
1- Xalaashu way cadahay, xaaraantuna way cadahay
3- Waar hooy ma idiin sheegaa dambiyada kuwa ugu waaway?
4- Hadii Qofku Ilaahey darti u jeclaado Walaalkiisa Muslimka ah ha u sheego inuu jecel yahay
5- Dambiyad waawayni waa: Ilaahay oo loo shariik yeelo, Waalid caasiga, Naf la dilo iyo dhaar badanaha
7- ka fogaada toddobada lagu halaagsamo
9- Ilaahay ayaa janada gelinaaya camalkuu doono hawatee
12- Dikri waxaa u fadli badan: laa Ilaaha Ilaa Allaah, ducuna waxaa u fadli badan: Alxamdu lilaah
13- Qofkastoo idinka mida Janadu waxay uga dhowdahay suunka kabtiisa, Naartuna waa la mid
16- Naarta waxaa lagu wareejiyey shahawaat, Janadana waxaa lagu wareejiyey wax naftu kahanayso
19- Labo Qof oo Muslima hadii ay seefohooda isu qaataan, kii wax dila iyo kan la dilaba Naartay galayaan
20- Xalaashu way cadahay, xaaraantuna way cadahay
21- Ilaahay wuxuu faray in shay walba loo ixsaan falo
22- Ilaahay ma eegayo Sawiradiina iyo Xoolahiina, laakiin wuxuu eegayaa Quluubtiina iyo Camalkiina
23- acmaashu waa niyada uun, Qof kastana wuxuu niyeystay uun buu leeyahay
24- ha caroon
26- Adoon baa dambaabay Dambi, wuxuu yiri: Allahayow ii Dambi dhaaf
29- Rag ayaa si xaq daro ah ugu takri fala xoolaha Ilaahay, Naar ayey leeyihiin Maalinta Qiyaame
30- Waxaan idiinka digayaa malaha, waayo maluhu waa warka
31- Wax kastoo wanaag ahi waa Sadaqo
32- Shay ka mida wanaag ha yarysan, haba ahaato inaad kula kulanto Walaalkaa Waji furan
33- Ma aha kan xooga lihi kan dadka legda, ee kan xooga lihi waa kan naftiisa hanta markuu caroodo
34- Qofka khayrka dadka tusa wuxuu leeyahay ajar la mida kan khayrkaa sameeyey ajarkiisa
35- Ha caayina dadka dhintay, way la kulmeen waxay hor marsadeene
37- Magalayo Janada Qofka gooya Qaraabada
39- Qofka jecel in loo waasiciyo irsaaqadiisa oo loo dheereeyo cumrigiisa, ha xiriiriyo Qaraabadiisa
40- Adoonku wuxuu ugu dhaw yahay Rabigi markuu Sujuudsan yahay ee ducada badiya
41- Qofka Ilaahay iyo Maalinta Qiyaamaha rumaysan khayr ha ku hadlo ama ha iska aamuso
42- Qofka aan dadka u naxariisan isagana Ilaahay uma naxariisto
43- Ilaahay Ragga wuxuu ugu neceb yahay Gar maqaataha dooda badan
46- Xishoodku iimaankuu ka mid yahay
47- Labo eray oo ku fudud Carabka, kuna culus Miisaanka, Raxmaankuna jecel yahay
48- Majiro Shay Ilaahay kaga qiimo badan ducada
52- Qofka Ilaahay la doono khayr Diinta ayuu fahamsiiyaa
53- Ilaahay waa jecel yahay Adoonka taqiga ah oo qaniga ah ee qarsoon
54- Nabigu scw inuusan diidi jirin catarka
56- Jileecu shayga uu galo wuu wanaajiyaa, shaygii laga siibana wuu xumaadaa
58- Qofka Muuminku wuxuu ku gaaraa akhlaaq wanaagiisa darajada qofka Sooman ee Salaad u taagan
59- waxaa idiinku ikhyaarsan kuwa idiinku akhlaaq fiican
60- Ilaahay waa u kaadiyaa Daalimka markuu qabtase ma siidaayo
61- Ugama tegin gadaashayda fitno Ragga uga daran Dumarka
62- Wax fududeeya oo ha adkaynina, oo bishaareeya oo dadka ha cayrinina
64- Axad idinka midihi ma rumayn ilaa uu iga jeclaado waaridki, caruurtiisa iyo dadka oo dhan
66- Qofka akhriya labada Aayadood ee Suurada AlBaqara u dambeeya Habeenka way ku filan yihiin
70- Waxaan la joognay Cumar, wuxuuna yiri: (waa naloo diiday kalifaada )
72- Bismi Allah dheh oo Midigta ku cun, oo ka cun dhinaca ku soo xiga
78- Nin Ummaddayda ka mida ayaa ilaahay ka soo dhex saarin khalqiga oo dhan maalinta qiyaame
81- Markuu dhoho Mu'addinku: Allaahu akbar Allaahu akbar, ee midkiin dhoho: Allaahu akbar Allaahu akbar
86- iska daa, anoo weyso qaba ayaan geliyaye
