إعدادات العرض
Nabigu scw inuusan diidi jirin catarka
Nabigu scw inuusan diidi jirin catarka
Anas Binu Maalik Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey: Nabigu scw inuusan diidi jirin catarka.
[Xadiis Saxiix ah] [Waxa wariyay Albukhaari]
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Bahasa Indonesia Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी Français Tiếng Việt සිංහල ئۇيغۇرچە Kurdî Hausa Português മലയാളം తెలుగు မြန်မာ ไทย Русский Deutsch 日本語 پښتو অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands Kiswahili தமிழ் دری Magyar Italiano ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių Malagasy Română Kinyarwanda नेपाली Српски Moore Українська Български Wolof Azərbaycan ქართული тоҷикӣ bmالشرح
Dhaqanka Nabiga scw waxaa ka mid ahaa in aanu diidin catarka oo aqbali jiray, waayo waa khafiif la qaadan karo oo udgoon.فوائد الحديث
Waa sune in la aqbalo siinta catarka, waayo culays malaha qaadistiisu dhibna malaha aqbalkiisu.
Akhlaaq wanaaga kaamilka ah ee Nabiga scw waxaa ka mida inuusan diidin catarka, oo uu ka aqbalo hadiyada qofka u keena.
Waxaa la is jeclaysiinayaa in catarka la isticmaalo.