إعدادات العرض
(Ugama tegin gadaashayda fitno raga uga daran dumarka)
(Ugama tegin gadaashayda fitno raga uga daran dumarka)
Usaama Binu Zeyd Allaha ka raali ahaado isagiyo aabihiibee, wuxuu ka wariyey Nabiga scw inuu yiri: (Ugama tegin gadaashayda fitno raga uga daran dumarka).
[Xadiis Saxiix ah] [Xadiis la isku waafaqay]
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी සිංහල Kurdî Hausa Português മലയാളം తెలుగు Kiswahili မြန်မာ ไทย Deutsch 日本語 پښتو Tiếng Việt অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands ئۇيغۇرچە தமிழ் دری Magyar Italiano ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių Malagasy Română Kinyarwanda नेपाली Српски Wolof Moore Українська Български Azərbaycan ქართული тоҷикӣ bm Oromoo Македонскиالشرح
Nabigu scw wuxuu sheegay inuusan gadaashiisa uga tegin raga itaxaan iyo ibtilo uga daran dumarka, haday ehelkiisa tahay waxaa dhici kara inuu ku raaco wax ay sharciga ku khilaaftay, haday ajnabi ka tahayna inay is dhex galaan oo uu la khaali noqdo ayaa fasaad uga imaan karaa.فوائد الحديث
Qofka muslimka ah waxaa looga baahan yahay inuu ka digtoonaado fitnada haweenka, iyo inuu iska oodo meel kasta oo fitno dumar uga iman karto.
Waxaa la gudboon muuminka inuu Ilaahay cuskado oo isaga jeclaado si uu uga nabad galo fitnooyinka aduunka.
التصنيفات
Xumaanta Hawo raaca iyo Shahwaadka