Labo eray oo ku fudud carabka, kuna culus miisaanka, Raxmaankuna jecel yahay

Labo eray oo ku fudud carabka, kuna culus miisaanka, Raxmaankuna jecel yahay

Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu Nabigu scw inuu yiri: "Labo eray oo ku fudud carabka, kuna culus miisaanka, Raxmaankuna jecel yahay: waa: subxaana Allahi Alcadiim, subxaana Allahi wa bixamdihi."

[Xadiis Saxiix ah.] [Xadiis la isku waafaqay]

الشرح

Nabigu scw wuxuu sheegay laba eray oo dadku u oran karaan si fudud iyo xaalad kasta oo ay joogaan, oo ajarkoodu ku wayn yahay miisaanka, Rabigeena raxmaankuna jecel yahay. Subxaana Allaahi Alcadiim, subxaan Allaahi wa bixamdihi, ereyadaani Ilaahay waxay ku sifaynayaan waynaan iyo kaamilnimo, iyo in Ilaahay lag nasaho naqsiga isagaa sareeye.

فوائد الحديث

Dikriga ugu wayn waa in lagu kulmiyo Ilaahay nasahaadiisa iyo amaantiisa.

Waxaa cad Ilahay raxmadiisa waasaca ah ee uu siiyey adoomadiisa, camal yar ayuu ku abaal marinayaa ajar wayn.

التصنيفات

Adkaarta guud ahaaneed