إعدادات العرض
Fadaa`isha iyo Aadaabta - الصفحة 2
Fadaa`isha iyo Aadaabta - الصفحة 2
2- Ma idin tusaa waxa Ilaahay dambiyada ku dhaafo oo darajaada Qofka kor loogu qaado?
6- sabaqal mufariduun way hor mareen kuwa Ilaahay xusa
7- Ummaddayda dhamanteed waa laga cafin dambiyada kuwa xumaanta muujista maahee
21- Yaanu eegin ninku cawrada nin kale, Haweenayduna yaanay eegin cawrada naag kale
27- Waxaa la keenidoonaa dhimashadii oo u eg Wan Galaalan
28- Dabkiinu waa hal qayb oo ka mida todobaatan qaybood oo Naarta Jahanama ah
29- Qofka si ula kac ah been iiga sheega, ha u diyaar garoobo booskiisii uu naarta ka fariisan lahaa
31- Ha u baranina cilmiga si aad ugu faantaan culimada ama ugu la murantaan dadka xun
32- (Ilaahay wuxuu tusaale u keenay jid toosan
40- dheh: laa Ilaaha Ilaa Allaah, aan kuu marag furo Maalinta Qiyaamee
41- {waan idin waydiindoonaa maalinta qiyaamaha nicmooyinka Ilaahay idinku galadaystay}
42- Hadii aad maqashaan Mu'adinka dhaha wuxuu dhahayo, anigana igu saliya
