إعدادات العرض
qofka Qur'aanka kor u akhriya wuxuu la mid yahay Qofka Sadaqada muujiya, Qofka Quraanka siraystan wuxuu la mid yahay Qofka Sadaqada siraystay
qofka Qur'aanka kor u akhriya wuxuu la mid yahay Qofka Sadaqada muujiya, Qofka Quraanka siraystan wuxuu la mid yahay Qofka Sadaqada siraystay
Cuqba Binu Caamir Aljuhani Allaha ka raali noqde waxaa laga wariyey nuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "qofka Qur'aanka kor u akhriya wuxuu la mid yahay Qofka Sadaqada muujiya, Qofka Quraanka siraystan wuxuu la mid yahay Qofka Sadaqada siraystay".
[Xadiis Saxiix ah] [waxaa wariyey Abuu daawuud,tirmidi, iyo nasaa.i]
الترجمة
ar en my sv cs gu yo nl ur es id ug bn tr bs si hi vi ha ml te sw ps as sq prs el bg ff kn ky lt ro rw sr tg uz ne ku wo mos fr tl uk az ta de bm ka pt mk hu ru zh fa km mg omالشرح
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu sheegay Qofka muujiya Qur'aanka akhrintiisa inuu la mid yahay Qofka muujiya Sadaqada bixinteeda, Qofka akhrinta Qur'aanka qarsadana uu la mid yahay Qofka Sadaqada bixinteeda qarsada.فوائد الحديث
Qur'aanka akhrintiisa in la qariyo ayaa fadli badan, sida qarinta Sadaqaduba ay u fadli badan tahay, waayo waxaa ku jira ikhlaas iyo iyado laga fogaado istustus iyo is cajabin, inay dan iyo maslaxadi keento muujintiisa mooye, sida barida Qur'aanka.