إعدادات العرض
Qofka gaadiidka saaran ayaa salaamaya kan lugaynaya, kan lugaynayana wuxuu salaamayaa kan fadhiya, dadka tirada yarina kuwa tirada badan bay salaamayaan
Qofka gaadiidka saaran ayaa salaamaya kan lugaynaya, kan lugaynayana wuxuu salaamayaa kan fadhiya, dadka tirada yarina kuwa tirada badan bay salaamayaan
Abii Hureyra-Allaha ka raali ahaadee- wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-wuxuu yiri: "Qofka gaadiidka saaran ayaa salaamaya kan lugaynaya, kan lugaynayana wuxuu salaamayaa kan fadhiya, dadka tirada yarina kuwa tirada badan bay salaamayaan."
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी Tiếng Việt සිංහල ئۇيغۇرچە Hausa Kurdî Kiswahili Português Svenska ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá پښتو অসমীয়া دری Кыргызча or Malagasy नेपाली Čeština Oromoo Română Nederlands తెలుగు മലയാളം ไทย Српски Kinyarwanda ಕನ್ನಡ Lietuvių Shqip Wolof Українська ქართული Moore Magyarالشرح
Nabigu naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-dadka wuxuu baray aadaabta dadku isu salaamaan, taasoo ah "Asalaamu calaykum wa raxmatu Alaah wa barakaatuh", Qofka yari wuxuu salaamayaa kan wayn, kan wax fuushana kan lugaynayana, kan lugaynayana kan fadhiya, kuwa tirada yarna kuwa tirada badan.فوائد الحديث
Waxaa suno ah in la isku salaamo qaabka xadiisku sheegay, haduuse kan socdaa salaamo kan wax fuushan iyo intii xaga hore lagu sheegayba, way banaan tahay laakiin way khilaafsan tahay sida saxda ah ee fadliga badan.
Salaanta oo loo faafiyo sida xadiiska ku sugan waa sababta keenta is jacaylka iyo isku duubnida.
Haday isu dhigmaan oo siman yihiin, sida la soo dheegay, waxaa khayr badan hadba kii bilaaba salaanta.
shareecada Islaamku waa mid kaamil ah oo cadaynaysa wax walba oo dadku u baahan yahay.
Waa in dadka la baro aadabta salaanta oo qof walba oo xaq lehna xaqiisa la siiyo.