إعدادات العرض
islaamtay
islaamtay
Xakiim Binu Xisaam Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Waxaan iri: Rasuulka Ilaahayow, iiga waran waxyaabo aan ku cibaadeysan jirey waagii jaahiliga, sida: Sadaqada, xoraynta adoomada, iyo xiriirinta qaraabada ee ajar ma ka helayaa? Nabigu naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate wuxuu yiri: wixii khayr ahaa ee aad horay u samaysay ayaad ku islaamtay.
[Xadiis Saxiix ah] [Xadiis la isku waafaqay]
الترجمة
العربية English မြန်မာ Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands اردو Español Bahasa Indonesia ئۇيغۇرچە বাংলা Türkçe Bosanski සිංහල हिन्दी Tiếng Việt Hausa മലയാളം తెలుగు Kiswahili ไทย پښتو অসমীয়া Shqip دری Ελληνικά Български Fulfulde Italiano ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių Malagasy or Română Kinyarwanda Српски тоҷикӣ O‘zbek नेपाली Moore Kurdî Oromoo Wolof Français Tagalog Azərbaycan Українська bm தமிழ் Deutsch ქართული Português Македонски Magyar فارسی Русский 中文الشرح
Nabigu naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate wuxuu cadeeyey hadii gaalku islaamo in laga ajar siinaayo camalkiisii wanaagsanaa ee waqtigii jaahiliga ee islaamka ka hor uu sameeyey, sida sadaqada, xoraynta adoomada iyo xiriirinta qaraabada.فوائد الحديث
Gaalku xasanaadka uu aduunka ku sameeyey aakhiro laga ajar siin maayo haduu gaalnimodiisa ku dhinto.
التصنيفات
Islaam