إعدادات العرض
Qiyaamuhu dhicimaayo ilaa aad Yahuuda la dirirtaan oo uu yiraahdo Dhagaxa Yahuudigu ka danbeeyaa: Muslimow Yahuudi ayaa iga danbeeya ee dil
Qiyaamuhu dhicimaayo ilaa aad Yahuuda la dirirtaan oo uu yiraahdo Dhagaxa Yahuudigu ka danbeeyaa: Muslimow Yahuudi ayaa iga danbeeya ee dil
Abii Hurayra Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee inuu yiri: "Qiyaamuhu dhicimaayo ilaa aad Yahuuda la dirirtaan oo uu yiraahdo Dhagaxa Yahuudigu ka danbeeyaa: Muslimow Yahuudi ayaa iga danbeeya ee dil".
الترجمة
العربية English မြန်မာ Svenska Čeština ગુજરાતી Yorùbá Nederlands اردو Español Bahasa Indonesia ئۇيغۇرچە বাংলা Türkçe Bosanski සිංහල हिन्दी Tiếng Việt Hausa മലയാളം తెలుగు Kiswahili ไทย پښتو অসমীয়া Shqip دری Ελληνικά Български Fulfulde ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių or Română Kinyarwanda Српски тоҷикӣ O‘zbek नेपाली Moore Kurdî Oromoo Wolof Français Azərbaycan Tagalog Українська bm தமிழ் Deutsch ქართული Português Македонски Magyar فارسی Русский 中文 kmالشرح
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu sheegay in Qiyaamuhu uusan dhacayn ilaa ay diriraan Mslimiinta iyo Yahuudu. Ilaa yuhuudigu ku cararo dhagaxa gadaashiisa si uu muslimiinta uga dhuunto, Ilaahay wuxuu ka hadlin dhagaxii wuxuuna u dhawaaqin muslimka wuxuuna u sheegin in yuhuudiga ka danbeeya uu dilo.فوائد الحديث
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee. wuxuu sheegay waxyaabo qaybka ka mida ee dhicidoona, hadba inta Ilaahay ka ogaysiiyo waana laabud inay waxaasi dhicidoonaan.
Muslimiintu waxay la dagaalamidoonaan yahuuda aakhiru samaanka, arinkaasina wuxuu ka mid yahay calaamadaha qiyaamaha.
Diinta islaamku way jiridoontaa ilaa Maalinta Qiyaamaha, Diimaha kale oo dhana way ka sarayn.
Ilaahay Muslimiinta cadawgooda waa ka guuleeyey taasna waxaa ka mida in Aakhiru samaanka Ilaahay ka hadalsiinayo dhagaxa.
التصنيفات
Nolosha Guursiga