إعدادات العرض
Nabigu scw wuxuu ahaa mid Ilaahay xusa xaalad walba oo uu ku jiro
Nabigu scw wuxuu ahaa mid Ilaahay xusa xaalad walba oo uu ku jiro
Caa'isha Allaha ka raali ahaade waxay tiri: Nabigu scw wuxuu ahaa mid Ilaahay xusa xaalad walba oo uu ku jiro.
[Xadiis Saxiix ah] [Waxa wariyay Muslim]
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी Tiếng Việt ئۇيغۇرچە Kurdî Hausa Português മലയാളം తెలుగు မြန်မာ ไทย Deutsch 日本語 پښتو অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands සිංහල Kiswahili தமிழ் دری Magyar Italiano ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių Malagasy Română Kinyarwanda नेपाली Српски Moore Українська Български Wolof Azərbaycan Русский ქართული тоҷикӣ bm Македонскиالشرح
Caa'isha waxay sheegtay Allaha ka raali ahaad inuu Nabigu scw ahaa mid aad ugu dadaala xuska Ilaahay, oo xusa Ilaahay goor kasta, meel kasta, xaalad walba.فوائد الحديث
Looma shardiyo xuska Ilaahay inuu qofku ka dahaaro qabo Xadaska yar iyo Xadaska wayn midna.
Nabigu scw wuxuu joogtayn jiray xuska Ilaahay.
Waxaa lagu boorinayaa dadka inay badsadaan xuska Ilaahay xaalad kasta, taasoo looga dayanaayo Nabiga scw, marka laga reebo xaaladaha aan la ogolayn xuska Ilaahay, sida waqtiga xaajo gudashada.
التصنيفات
Axkaanta Quraanka iyo Masaaxifta