إعدادات العرض
Gabadh ayaa la.arkay iyadoo ladilay duullaanadii rasuulka mid ka mid ah, wuuna diiday oo kaxumaaday rasuulku -naxariis iyo nabadi korkiiye-dilka haweenka iyo caruurta
Gabadh ayaa la.arkay iyadoo ladilay duullaanadii rasuulka mid ka mid ah, wuuna diiday oo kaxumaaday rasuulku -naxariis iyo nabadi korkiiye-dilka haweenka iyo caruurta
Cabdullaahi bn cumar-Allaha karraalli ahaadee-waxuu dhahay: Gabadh ayaa la.arkay iyadoo ladilay duullaanadii rasuulka mid ka mid ah, wuuna diiday oo kaxumaaday rasuulku -naxariis iyo nabadi korkiiye-dilka haweenka iyo caruurta.
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी ئۇيغۇرچە Hausa Português Kurdî മലയാളം Kiswahili සිංහල አማርኛ অসমীয়া ગુજરાતી Tiếng Việt دری Nederlands नेपाली پښتو ไทย Svenska Oromoo Кыргызча Română తెలుగు Lietuvių Malagasy ಕನ್ನಡ Српски Yorùbá ქართული Moore Kinyarwandaالشرح
Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiiye-ayaa arkay haweenay lagu dilay jihaadkii nabiga mid kamid ah, wuuna diiday rasuulku dilka dumarka iyo caruurta aan qaan gaadhin.فوائد الحديث
Dadka aan dagaalamayn ee haweenka iyo caruurta iyo kuwa la xukunka ah sida odayada gaboobay,dadka cibaadada u.go,ay iyaga lama dilikaro, haddayna ahayn kuwo talo usaaxiib ah,oo taladooda kaga qayb qaadanaya dagaalka muslimiinta lagu hayo, hadday sidaa yihiin waa lalayn.
Waxaa lanahiyey dilka haweenka iyo carruurta, waayo waakuwo aan muslimiinta ladagaallamin, ujeeddada loo jideeyay jihaadkuna waa daciifinta xoogga kuwa diintu inay fiddo diiddan, ilaa ay diintu wada gaadho dadka.
Xaddiiska waxaa ku cad naxariista nabiga -naxariis iyo nabadi korkiiye- xataa marka lagu jiro jihaadka iyo dagaalada.
التصنيفات
Aadaabta Jihaadka