إعدادات العرض
1- ((Markuu midkiin kashakiyo salaaddiisa, ee uu garan waayo saddex muu tukaday mise afar, hatuuro shakiga, oo ha kudhiso-hakabilaabo- inta uu hubo, hana sujuudo labo sujuudood oo sahwi ah salaama naqsiga kahor