Balanta u dhaxaysa inaga iyo iyaga waa salaada, qofka ka tagaana wuu gaaloobay

Balanta u dhaxaysa inaga iyo iyaga waa salaada, qofka ka tagaana wuu gaaloobay

Burayda Allaha ka raali ahaade wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay scw wuxuu yiri: "Balanta u dhaxaysa inaga iyo iyaga waa salaada, qofka ka tagaana wuu gaaloobay".

[Xadiis Saxiix ah] [waxaa wariyey tirmidi,nasaa.i,ibn maajah,Axmad]

الشرح

Nabigu scw wuxuu cadeeyey in balanta iyo heshiiska u dhaxaysa muslimiinta, gaalada iyo munaafiqiinta uu yahay salaadda, qofka salaadda ka tagaana uu gaaloobay.

فوائد الحديث

Waynida xaalka salaada, waayo iyadaa kala saarta muuminka iyo gaalka.

Axkaanta Islaamka waxaa qofka loogu sugaa wixii ka muuqda qofka xaalkiisa kore ee uurkiisa lama eegayo.

التصنيفات

Waxa buriya Islaamka, Gaalnimada, Waajibnimada Salaada iyo xugunka qofka ka taga