إعدادات العرض
1- Ninka iyo shirkiga iyo gaalnimada waxaa u dhexeeya salaadda oo uu ka tago
2- Balanta u dhaxaysa inaga iyo iyaga waa salaadda, qofka ka tagaana wuu gaaloobay
3- isagu maalina muu odhan: RabIyow iga dhaaf dambigayga maalinta qiyaame
4- ma og tihiin wuxuu Rabigiin yidhi, waxay dheheen: Ilaahay iyo Rasuulkiisaa og, wuxuu yidhi: adoomadayda waxaa waagu u baryey iyago midna i rumeeyey midna kuriyey