إعدادات العرض
isagu maalina muu oran: Rabiyow iga dhaaf dambigayga maalinta qiyaame
isagu maalina muu oran: Rabiyow iga dhaaf dambigayga maalinta qiyaame
Caa'isha raali Allaha ka noqdee waxaa laga wariyey inay tiri: Waxaan iri: Rasuulkii Ilaahayow Ibnu Judcaan waqtigii jaahiliga qaraabadiisa wuu xiriirin jiray, miskiinkana wuu quudin jiray, arinkaasi ma anfacayaa? wuxuu yiri: ma anfacayo, isagu maalina muu oran: Rabiyow iga dhaaf dambigayga maalinta qiyaame.
[Xadiis Saxiix ah] [Waxa wariyay Muslim]
الترجمة
العربية English မြန်မာ Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands اردو Español Bahasa Indonesia ئۇيغۇرچە বাংলা Türkçe Bosanski සිංහල हिन्दी Tiếng Việt Kurdî Hausa മലയാളം తెలుగు Kiswahili ไทย پښتو অসমীয়া Shqip دری Ελληνικά Български Fulfulde Italiano ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių Malagasy or Română Kinyarwanda Српски тоҷикӣ O‘zbek नेपाली Moore Oromoo Wolof Tagalog Français Azərbaycan Українська bm தமிழ் Deutsch ქართული Português Македонски Magyar فارسی Русский 中文الشرح
Nabigu naxariis iyo nabadi korkiisa ah ahaate wuxuu sheegay in Cabdillaahi Binu Judcaan, oo ahaa Islaamka ka hor madaxdii qurayshta Ficiladiisii wanaagsanaa waxaa ka mid ahaa: xiriirintii qaraabadiisa, quudinta masaakiinta iyo wax yaabo kale oo islaamku ku booriyey dadka, wanaagaa uu qaban jiray ninkaa aakhiradiisa waxba u tarimayso, sababtuna waa inuu Ilaahay ku kufriyey, oo uusan maalina oran Rabiyow ii dhaaf gafkayga maalinta qiyaamaha.فوائد الحديث
Waa cadayn fadliga iimaanku leeyahay, iyo inuu shardi u yahay aqbalida camalka.
Waxaa la cadeeyey xumaanta kufrigu leeyahay, iyo inuu ka mid yahay waxa camalka saalixa ah buriya.
Gaalada ma anfacayo camalkooda wanaagsani aakhiro waayo ma aysan rumeyn Ilaahay iyo maalinta aakhiro.
Camalka dadku sameeyo markay gaalada yihiin waa loo qoraa haduu Islaamo waa laga abaal mariyaa.