إعدادات العرض
Yuhuuda waa loo carooday, Nasaaraduna waa baadiyoobeen
Yuhuuda waa loo carooday, Nasaaraduna waa baadiyoobeen
Cadiyi Binu Xaatim -Allaha ka raali ahaadee-Nabiga -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuu ka wariyey inuu yiri: "Yuhuuda waa loo carooday, Nasaaraduna waa baadiyoobeen ."
[Xadiis Saxiix ah] [Waxaa wariyay At-tirmidi]
الترجمة
العربية English မြန်မာ Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá اردو Bahasa Indonesia ئۇيغۇرچە සිංහල हिन्दी Hausa Kiswahili ไทย پښتو অসমীয়া دری Кыргызча or Türkçe Tiếng Việt नेपाली Malagasy Kinyarwanda తెలుగు Bosanski Lietuvių Oromoo Română മലയാളം Nederlands Српски Kurdî Українська Deutsch ಕನ್ನಡ Wolof Moore Shqip Português ქართული Azərbaycan 中文 Magyar فارسیالشرح
Nabigu -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuu sheegay in yuhuudu yihiin duul Ilaahay u carooday, waayo intay xaqa garteen ayey ku camal fali waayeen. Kiristaankuna waa duul baadiyoobay, waayo waxay ku camal faleen aqoon la`aan.فوائد الحديث
Cilmiga iyo camalka oo la isku geeyo ayaa lagaga bad-baadayaa wadada ay mareen kuwa loo carooday iyo kuwa baadiyoobay.
Waxaa laga digayaa wadada yuhuuda iyo kirishtaanku mareen, waxaana la ina farayaa inaan ku ekaano jidka toosan ee Islaamka.