إعدادات العرض
(Hadaad ku tiraado saaxiibka: aammus, maalinta jumcada, iyadoo imaamku khudbaynaayo, laqwi baad la timid)
(Hadaad ku tiraado saaxiibka: aammus, maalinta jumcada, iyadoo imaamku khudbaynaayo, laqwi baad la timid)
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade wuxuu ka wariyey Rasuulka Ilaahay scw inuu yiri: (Hadaad ku tiraado saaxiibka: aammus, maalinta jumcada, iyadoo imaamku khudbaynaayo, laqwi baad la timid).
[Xadiis Saxiix ah] [Xadiis la isku waafaqay]
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी ئۇيغۇرچە Kurdî Hausa Português മലയാളം తెలుగు Kiswahili မြန်မာ Deutsch 日本語 پښتو Tiếng Việt অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands සිංහල தமிழ் ไทย دری Кыргызча Lietuvių Kinyarwanda नेपाली Malagasy Italiano or ಕನ್ನಡ Oromoo Română Српски Wolof Українська Moore Azərbaycan ქართული Magyarالشرح
Nabigu scw wuxuu cadeeyey inay ka mid tahay aadaabta waajibka ku ah dadka salaadda jumcada u yimid: inay dhagaystaan khadiibka dhagaystaan, si loogu tadaburo waanada iyo wacdiga, qofka hadla wax yarba ha ahaatee isagoo imaamkuna khudbaynaayo, ee ku dhaha cid kale: (aamus ama dhagayso) midkaasi wuxuu waayey fadligii salaada jumcada.فوائد الحديث
Waa xaaraan hadalku marka khudbada jumcadu socoto, xataa qofka wax xumaana ha u reebee ama salaan haka qaado mid kale ama mid handhisay ha u duceeyee.
Arinkaa waxaa laga reebayaa qofka imaamka la hadlayaa ama imaamku la hadlaayo.
Labada khudbadood inta u dhaxaysa waa la ogol yahay hadalka haday baahi keento.
Nabiga scw hadii la xuso imaamkuna khudbada ku jiro hoos baad ugu salliyi Nabiga scw sidaasoo kale aamiinta ducadana hoosbaa loo dhihi.
التصنيفات
Salaada Jumcada