إعدادات العرض
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuu u wayso qaadan jiray Salaad walba
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuu u wayso qaadan jiray Salaad walba
Camar Binu Caamir wuxuu ka wariyey Anas Binu Maalik inuu yiri: Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuu u wayso qaadan jiray Salaad walba, waxaan ku iri: maxaad sameyn jirteen?, wuxuuna yiri: waxaa ku filnaa midkayo waysadiisa mar hadaanay ka jabin.
[Xadiis Saxiix ah] [Waxa wariyay Albukhaari]
الترجمة
العربية English မြန်မာ Svenska Čeština ગુજરાતી Yorùbá Nederlands اردو Bahasa Indonesia ئۇيغۇرچە বাংলা Türkçe සිංහල हिन्दी Tiếng Việt Hausa తెలుగు Kiswahili ไทย پښتو অসমীয়া دری Кыргызча Lietuvių Kinyarwanda नेपाली മലയാളം Bosanski ಕನ್ನಡ Kurdî Oromoo Română Shqip Српски Українська Wolof Moore Tagalog Malagasy தமிழ் Azərbaycan فارسی ქართული 中文 Magyar Português Deutsch Македонски Русский bm አማርኛالشرح
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee Salaad walba oo faral ah wuu u weyso qaadan jiray, xataa hadaan waysadu ka jabin, waana si uu uga helo ajar iyo fadli. Waxaa banaan in lagu tukado hal weyso Salaadaha faral ka ah hal ka badan intuu weysadiisa qabo.فوائد الحديث
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ficilka uu ugu badanaa ee uu samayn jiray wuxuu ahaa inuu Salaad walba u weyso qaato, isagoo doonaya sida ugu kaamilsan.
Waa Suno in Salaad walba loo weyso qaato.
Way banaan tahay in lagu tukado hal weyso hal Salaad wax ka badan.
التصنيفات
Fadliga waysaysiga