إعدادات العرض
Ma jiro guur wali la'aantii
Ma jiro guur wali la'aantii
Abbii Muusa Allaha ka raali ahaae wuxuu Nabiga scw ka wariyey inuu dhahay: "Ma jiro guur wali la'aantii".
[Xadiis Saxiix ah] [Waa wariyay Abuu Daa'uud, At-Tirmidi, Ibnu Maajah, Iyo Axmed]
الترجمة
العربية Bosanski English فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Türkçe اردو हिन्दी 中文 বাংলা Español Kurdî Português മലയാളം తెలుగు Kiswahili தமிழ் සිංහල မြန်မာ ไทย 日本語 پښتو Tiếng Việt অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands ئۇيغۇرچە Hausa دری Кыргызча Lietuvių Kinyarwanda नेपाली Malagasy Italiano or ಕನ್ನಡ Oromoo Română Српски Wolof Українська Moore Tagalogالشرح
Nabigu scw wuxuu sheegay inay gabadha guurkeedu ansaxayn wali nikaaxiya la`aanti.فوائد الحديث
Waligu wuxuu shardi u yahay nikaaxu inuu ansaxo, haduu wali la`aan la nikaaxo ama gabadhu iyadu isu guuriso nikaasi ma ansaxaayo.
Waligu waa ninka ugu dhow gabadha, uma guurinaayo wali ka fog iyadoo mid uga dhawaa joogo.
Waliga waxaa u shardi ah: inuu yahay qof masuula oo nin ah, waa inuu yaqaan maslaxada nikaaxa, waa inay isaga iyo gabadhu isku diin yihiin, qofka aan sifooyinkaas laga helin wali uma noqonkaro nikaax.
التصنيفات
Nikaaxa