إعدادات العرض
Miyaanu midkiin ka baqayn-ama midkiin miyaanu ka cabsanayn haduu madaxiisa kor u soo qaado imaamka ka hor in Ilaahay madaxiisa ka dhigo madax dameer, ama uu Ilaahay suuradiisa ka dhigo suurad dameer
Miyaanu midkiin ka baqayn-ama midkiin miyaanu ka cabsanayn haduu madaxiisa kor u soo qaado imaamka ka hor in Ilaahay madaxiisa ka dhigo madax dameer, ama uu Ilaahay suuradiisa ka dhigo suurad dameer
Abii Hurayra-Allaha ka raali ahaadee- wuxuu Nabiga ka wariyey-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- inuu yiri: "Miyaanu midkiin ka baqayn-ama midkiin miyaanu ka cabsanayn haduu madaxiisa kor u soo qaado imaamka ka hor in Ilaahay madaxiisa ka dhigo madax dameer, ama uu Ilaahay suuradiisa ka dhigo suurad dameer."
[Xadiis Saxiix ah] [Xadiis la isku waafaqay]
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी Tiếng Việt සිංහල ئۇيغۇرچە Hausa Português Kurdî Kiswahili Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá ไทย پښتو অসমীয়া دری Кыргызча or नेपाली Malagasy Kinyarwanda Română తెలుగు Lietuvių Oromoo മലയാളം Nederlands Shqip Српски Deutsch Українська ಕನ್ನಡ Wolof Moore ქართული Azərbaycan Magyarالشرح
Nabigu -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuu cadeeyey goodi adag oo ku soo arooray qofka madaxiisa kor u soo qaada imaamkiisa ka hor, in Ilaahay ka dhigo madaxiisa madax dameer ama suuradiisa ka dhigo suurada dameer.فوائد الحديث
Ma'amuumka la tukanaya imaamka xaalkiisu waa afar: sadex waa la iska reebay, waana: ka horayn, garab socod iyo ka daahid, ma`muumkana waxaa laga rabaa: inuu imaamka raaco.
Ma`muumku inuu imaamka salaada ku raaco waa waajib.
Goodiga ah in loo badali doono suurada qofka ka hor qaada madaxiisa imaamka ka hor suurad dameer arin suuragal ah, wuxuuna ka mid yahay masakhaada.
التصنيفات
Axkaanta Imaamka iyo Ma`muumka