إعدادات العرض
Qofkii Ilaahay khayr la doono wuu asiibaa
Qofkii Ilaahay khayr la doono wuu asiibaa
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay scw wuxuu yiri: "Qofkii Ilaahay khayr la doono wuu asiibaa."
[Xadiis Saxiix ah] [Waxa wariyay Albukhaari]
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी Tiếng Việt සිංහල ئۇيغۇرچە Kurdî Hausa Português മലയാളം မြန်မာ Deutsch 日本語 پښتو অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands తెలుగు Kiswahili தமிழ் ไทย دری Fulfulde Magyar Italiano ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių Malagasy or Română Kinyarwanda Српски тоҷикӣ O‘zbek Moore नेपाली Oromoo Wolof Български Українська Azərbaycan bm ქართული Македонскиالشرح
Nabigu scw wuxuu sheegay in Ilaahay haduu la doono khayr qof adoomadiisa muuminiinta ah, wuxuu itaxaan kaga rido xaga naftooda, maalkooda, ehelkooda, muumniintu waxay ka helayaan arinkaa inay Ilaahay magan galaan oo baryaan iyo in loo danbi dhaafo darajadoodana kor loo qaado.فوائد الحديث
Qofka muuminka ah waxaa lagu itaxaamaa balaayo kala duwan.
itaxaanka muuminku marayo wuxuu calaamad u noqon karaa in Ilaahay jecel yahay adoonkiisa, oo darajadiisa kor u qaado, oo maqaamkiisa kor u qaado, dambigiisana dhaafo.
Waxaa la isku boorinayaa marka masiibo dhacdo in la sabro oo aan la argagixin.