إعدادات العرض
xawdkaygu wuxuu le`eg yahay intii bil socodkeeda, biyihiisu way ka cad yihiin caanaha, caraftiisuna way ka udug badan tahay miskiga
xawdkaygu wuxuu le`eg yahay intii bil socodkeeda, biyihiisu way ka cad yihiin caanaha, caraftiisuna way ka udug badan tahay miskiga
Cabdullahi Binu Camar Allaha ka rali ahaado isagiyo aabbihiiye waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabigu naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate wuxuu yiri: xawdkaygu wuxuu le`eg yahay intii bil socodkeeda, biyihiisu way ka cad yihiin caanaha, caraftiisuna way ka udug badan tahay miskiga, weelashiisuna waa sida xidigaha samada, qofka ku caba waligii ma haraadayo.
[Xadiis Saxiix ah] [Xadiis la isku waafaqay]
الترجمة
العربية English မြန်မာ Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands اردو Español Bahasa Indonesia ئۇيغۇرچە বাংলা Türkçe Bosanski සිංහල हिन्दी Tiếng Việt Hausa മലയാളം తెలుగు Kiswahili ไทย پښتو অসমীয়া Shqip دری Ελληνικά Български Fulfulde Italiano ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių Malagasy or Română Kinyarwanda Српски тоҷикӣ O‘zbek नेपाली Moore Kurdî Oromoo Wolof Français Azərbaycan Tagalog Українська bm தமிழ் Deutsch ქართული Português Македонски Magyar فارسی Русский 中文الشرح
Nabigu naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate wuxuu sheegay inuu maalinta qiyaame leeyahay xawd, dhererkiisu dhan yahay in loo socdo bil, balaciisuna intaasoo kale. Biyihiisuna ka cadaan badan yihiin caanaha. Caraftiisuna udgoon tahay kana carfoon tahay carafta miskiga. Kirliyadiisuna sida xidigaha samada oo kale u badan yihiin. Qofka kaga caba kirliyadaa xowdka waligii ma haraadayo.فوائد الحديث
Xowdka Nabigu scw waa biyo qabad aad u wayn oo ay u soo arooraan muuminiinta ummaddiisa ahi maalinta qiyaamaha.
Nicmo ayuu helayaa qofka ka caba xowdka Nabiga scw oo waligii ma haraadayo.
التصنيفات
Maalinta Qiyaame oo la rumeeyo