إعدادات العرض
Hadii midkiin soo galo Masaajidka ha tukado labo Rakcadood, intaanu fariisan
Hadii midkiin soo galo Masaajidka ha tukado labo Rakcadood, intaanu fariisan
Abii Qataada Alsalami Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey Rasuulka nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee inuu yiri: "Hadii midkiin soo galo Masaajidka ha tukado labo Rakcadood, intaanu fariisan".
[Xadiis Saxiix ah] [Xadiis la isku waafaqay]
الترجمة
العربية English မြန်မာ Svenska Čeština ગુજરાતી Yorùbá Nederlands اردو Bahasa Indonesia ئۇيغۇرچە বাংলা Türkçe සිංහල हिन्दी Tiếng Việt Hausa Kiswahili ไทย پښتو অসমীয়া دری Кыргызча Lietuvių Kinyarwanda Українська नेपाली മലയാളം తెలుగు Bosanski ಕನ್ನಡ Kurdî Oromoo Română Shqip Српски Wolof Tagalog Moore Malagasy தமிழ் Azərbaycan فارسی ქართული 中文 Magyar Português Deutsch Русский Македонски አማርኛ bmالشرح
Wuxuu ku booriyey Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee Qofka soo gala Masaajid waqtigay doontaba ha ahaatee iyo ujeedaduu doonaba ha u soo galee, inuu tukado labo Rakcadood, intaanu fariisan, waana labada Rakcadood ee Taxiyatul Masjidka.فوائد الحديث
Waxaa Suno ah in la tukado labo Rakcadood oo Taxiyatul Masjidka intaan la fariisan.
Labada Rakcadood waxaa laga rabaa waa Qofka doonaya inuu Masaajidka fariisto, Qofkase soo gala ee ka baxa intaanu fariisan ma soo galayo amarkaas.
Haduu Qofku soogalo Masaajidka dadkuna Salaada ku jiraan oo uu la galo Salaada, way kaga filan tahay labadii Rakcadood.