إعدادات العرض
Qofka hub nooqaata nagama mid aha
Qofka hub nooqaata nagama mid aha
Abii Muusa Alashcari Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey, inuu Rasuulka Ilaahay scw yiri: "Qofka hub nooqaata nagama mid aha".
[Xadiis Saxiix ah] [Xadiis la isku waafaqay]
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Türkçe اردو 中文 हिन्दी Tagalog ئۇيغۇرچە Kurdî Hausa Português മലയാളം తెలుగు Kiswahili မြန်မာ Deutsch 日本語 پښتو Tiếng Việt অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands සිංහල தமிழ் ไทย دری Кыргызча Lietuvių Kinyarwanda नेपाली ಕನ್ನಡ Oromoo Română Italiano Српски Українська Wolof Moore Malagasy Azərbaycan ქართული Magyarالشرح
Nabigu scw wuxuu ka digay in muslimiinta hub loo qaato, si loo bajiyo ama loo boobo, qofka xaq daro sidaa u sameeya wuxuu ku kacay dambi wayn iyo danbi ka mida kabaa`irta waawayn, wuxuuna mudan yahay goodigaas adag.فوائد الحديث
Waxaa aad looga digay inuu qofka muslim ka ahi walaalihiisa muslimiinta ah la dagaalamo.
Munkarka iyo fasahaadka ugu wayn dhulka korkiisa waxaa ka mida in muslimiinta hub looqaato, iyo in dhulka dil lagu fasahaadiyo.
Goodiga adag ee la soo sheegay makhuseeyo dagaalka xaqa ah, sida la dagaalanka kuwa sharciga jabiya, iyo mufsidiinta, iyo qayrkood.
Waa xaaraan in muslimiinta lagu cabsi geliyo hub iyo waxa la midka ah- kaftanba ha ahaatee-.