إعدادات العرض
((qofku waa kolba diinta(dhaqanka) saaxiibkii uu kusugan yahay uun,ee ha eego midkiin qofka uu lasaaxiibayo))
((qofku waa kolba diinta(dhaqanka) saaxiibkii uu kusugan yahay uun,ee ha eego midkiin qofka uu lasaaxiibayo))
Abuu hurayra-Allaha karraalli ahaadee-waxuu nabiga kawariyey-naxariis iyo nabadi korkiiye-inuu dhahay: ((qofku waa kolba diinta(dhaqanka) saaxiibkii uu kusugan yahay uun,ee ha eego midkiin qofka uu lasaaxiibayo)).
[Xadiis Xasan ah] [Waa wariyay Abuu Daa'uud, At-Tirmidi, Iyo Axmed]
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी Hausa Kurdî Kiswahili Português සිංහල አማርኛ অসমীয়া ગુજરાતી Tiếng Việt Nederlands नेपाली پښتو Svenska ไทย മലയാളം Кыргызча Română Oromoo తెలుగు Malagasy ಕನ್ನಡ Српскиالشرح
waxuu caddeeyey nabigu-naxariis iyo nabadi korkiiye- inuu qofku ka.shabbaho saaxiibkii xagga hab dhaqankiisa iyo caadooyinkiisa, oo waliba ay saamayso saaxiib nimadu akhlaaqda,hab dhaqanka, sidaa tarteed ayuu ku boorriyey ummaddiisa xulashada saaxiibka fiican,waayo waxuu tusaa saaxiibkii iimaanka iyo hanoonka, hiil xagga khayrka ahna wuu u.ahaadaa saaxiibkii.فوائد الحديث
Waxaa lafarayaa dadka inay kala saaxiibaan dadka intooda wanaagsan,waxaana laga nahiyayaa ina shar wadayaasha kuxidh maan ama la saaxiibaan.
waxaa loo gaar yeelay saaxiibka oo loo sheegi waayey qaraabadiisa waayo saaxiibka adaa dooranaya lkn walaalka iyo qaraabada doorashadooda adigu kaalin kumalihide waa cidduu Alle kula dhaliyo.
Yeelashada saaxiibka waa in aad looga fikiro.
Qofku waxuu kuxoojiyaa diintiisa lasocodka mu.uminiinta wanaagsan, waxaana daciifiya ku xidhnaashaha faasidiinta.