إعدادات العرض
qofka ka taga salaadda casar camalkiisu wuu buray)
qofka ka taga salaadda casar camalkiisu wuu buray)
Buraydata Binu-xuseyn-Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: U dhakhsada salaadda casar, waayo Nabigu-naxariis iyo nabadi korkiiye-wuxuu yiri: ( qofka ka taga salaadda casar camalkiisu wuu buray).
[Xadiis Saxiix ah] [Waxa wariyay Albukhaari]
الترجمة
العربية Bosanski English فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Türkçe اردو 中文 हिन्दी বাংলা Español Kurdî Português മലയാളം తెలుగు Kiswahili தமிழ் සිංහල မြန်မာ ไทย Deutsch 日本語 پښتو Tiếng Việt অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands ئۇيغۇرچە Hausa دری Magyar Italiano ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių Malagasy Română Kinyarwanda नेपाली Српски Wolof Moore Українська Български Tagalog Azərbaycan ქართული тоҷикӣ bmالشرح
Nabigu-naxariis iyo nabadi korkiiye- wuxuu ka digay in salaadda casar waqtigeeda dib looga dhigo, si bareer ah qofka sidaa sameeyana camalkiisu wuu buraayo oo wax kasoo qaad ma leh.فوائد الحديث
Waxaa laysku boorinayaa in salaadda casar lagu ilaaliyo waqtigeeda hore, loona degdego arintkaa.
Goodi adag ayaa loo jeediyey qofka oo ka taga salaadda casar, waqtigeeda oo ka tagana wuxuu ka dambi wayn yahay salaadaha kale oo waqtigoodu tago, waana salaadda Alwusdaa ee si gaara loogu amarka hadalka Ilaahay yiri: (ilaaliya salaadaha iyo salaadda Alwudaa) [ Al baqara238].