إعدادات العرض
(qofka Ilaahay darti u xajiya ee aan dumarka la haasaawin ee aan fusuq la imaan wuxuu soo noqdaa isagoo danbi ka ah sida maalintii hooyadi dhashay
(qofka Ilaahay darti u xajiya ee aan dumarka la haasaawin ee aan fusuq la imaan wuxuu soo noqdaa isagoo danbi ka ah sida maalintii hooyadi dhashay
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: waxaan ka maqlay Rasuulka Ilaahay isagoo leh: (qofka Ilaahay darti u xajiya ee aan dumarka la haasaawin ee aan fusuq la imaan wuxuu soo noqdaa isagoo danbi ka ah sida maalintii hooyadi dhashay.
[Xadiis Saxiix ah] [Xadiis la isku waafaqay]
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Türkçe اردو 中文 हिन्दी ئۇيغۇرچە Kurdî Hausa Português മലയാളം తెలుగు Kiswahili தமிழ் မြန်မာ Deutsch 日本語 پښتو Tiếng Việt অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands සිංහල ไทย دری Akan Azərbaycan Български Fulfulde Magyar Italiano ಕನ್ನಡ Кыргызча Lietuvių Malagasy नेपाली or Română Kinyarwanda тоҷикӣ O‘zbek Moore Wolof Oromoo Српски bm Українська Tagalog rn km ქართული Македонскиالشرح
Nabigu scw wuxuu cadeeyey in qofka Ilaahay darti u Xajiya ee aan rafas la imaan, rafaskuna waa galmada iyo wax yaabaha ka horeeya sida dhunkashada, iyo salaaxida, waxa kaloo lagu macneeyaa rafaska hadalka xun, qofkaasoo aan samayn fisqi, iyo ficil macsiya iyo xumaan. Fusuqa waxaa ka mida in lagu dhoco waxyaabaha ka reeban qofka muxrimka ah, qofkaasi wuxuu xajkiisa ka soo laabtaa isagoo loo dambi dhaafay, oo ah sida ilmuhu markuu dhasho aanu danbi u lahayn.فوائد الحديث
Fusuqu isagoo reeban mar walba, hadana waxaa lasii adkeeyey reebidiisa marka xajka la gudanaayo, iyado la waynaynaayo acmaasha xajka.
dadku waxay dhashaan iyago wax danbiya aan lahayn, mana qaadayo gafku qof kale danbigi.
التصنيفات
Fadliga Xajka iyo Cumrada