إعدادات العرض
Qofka dila gaal mucaahida ma urin doono carafta janada, carafteedana waxaa laga uriyaa meel loo socdo afartan sano
Qofka dila gaal mucaahida ma urin doono carafta janada, carafteedana waxaa laga uriyaa meel loo socdo afartan sano
Cabdullahi Binu Camar Allaha ka raali ahaade wuxuu Nabiga scw ka wariyey inuu dhahay: "Qofka dila gaal mucaahida ma urin doono carafta janada, carafteedana waxaa laga uriyaa meel loo socdo afartan sano".
[Xadiis Saxiix ah] [Waxa wariyay Albukhaari]
الترجمة
العربية Bosanski English فارسی Français Русский हिन्दी Bahasa Indonesia 中文 বাংলা اردو Español Kurdî Português മലയാളം తెలుగు Kiswahili தமிழ் සිංහල မြန်မာ ไทย 日本語 پښتو Tiếng Việt অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands ئۇيغۇرچە Türkçe Hausa دری Кыргызча Lietuvių Kinyarwanda नेपाली Italiano or ಕನ್ನಡ Oromoo Română Српски Wolof Українська Tagalog Moore Malagasy Azərbaycan ქართული Magyar mr Deutschالشرح
Nabigu scw wuxuu cadeeyey goodiga adag ee ku soo arooray adag qofka dila mucaahad waana gaalka ku soogala dhulka muslimiinta heshiis iyo amaan, qofkaasi ma urindoono carafta janada, carafteedana waxaa laga uriyaa meel loo socdo afartan sano.فوائد الحديث
Waa xaaraan in la dilo mucaahidka, dimiga iyo musta-amanka, dilkooduna waa dambiyada waaweyn.
Mucaahadku: waa gaalka balan lala galo isagoo dhulkiisa jooga, inaanu la dagaalamayn muslimiinta, muslimiintuna amaan siinayaan, dimigu: waa midka deganaada dhulka muslimiinta ee jisyada laga qaado, musta-mankuna: waa gaalka ku soo gala dhulka islaamka heshiis iyo amaan, waqti kooban.
Waxaa laga digayaa in la khiyaamo balamada lagu jiro dadka aan musliniita ahayn.
التصنيفات
Axkaanta Gaalada Dimiyiinta ah