إعدادات العرض
Rasuulka Ilaahay waxaan ka balaban qaadnay inaan maqalno oo adeecno, waqtiga adag iyo waqtiga fududba, iyo in nalaka sad roonaan karo
Rasuulka Ilaahay waxaan ka balaban qaadnay inaan maqalno oo adeecno, waqtiga adag iyo waqtiga fududba, iyo in nalaka sad roonaan karo
Cubaada Binu Saamit Allaha ka raali ahaadee wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay waxaan ka balaban qaadnay inaan maqalno oo adeecno, waqtiga adag iyo waqtiga fududba, iyo in nalaka sad roonaan karo, iyo inaan ku qabsan madaxtinimada dadka haaya, iyo inaan meel kasta oo aanu joogno xaqa sheegno, oo aanaan xaqa u sheegi waayin cabsi aan ka qabno mid daqaala daalki.
الترجمة
العربية বাংলা Bosanski English Español فارسی Français Bahasa Indonesia Русский Tagalog Türkçe اردو 中文 हिन्दी ئۇيغۇرچە Kurdî Português മലയാളം తెలుగు Kiswahili தமிழ் မြန်မာ Deutsch 日本語 پښتو Tiếng Việt অসমীয়া Shqip Svenska Čeština ગુજરાતી አማርኛ Yorùbá Nederlands සිංහල Hausa ไทย دری Кыргызча Lietuvių Kinyarwanda नेपाली Malagasy Italiano or ಕನ್ನಡ Oromoo Română Српски Wolof Українська Moore Azərbaycan ქართული Magyarالشرح
Nabigu scw wuxuu balan kaga qaaday asxaabtiisa inay u hogaansamaan madaxda waqtiga fudud iyo waqtiga adagba, waqtiga barwaaqada iyo waqtiga baahida la qabo, amarkoodu ha ahaado waxaan jecelnahay ama wax aan dhib sanayno, xataa haday madaxdu bulshada ka badasadaan xoolaha caamka ah, iyo shaqo isku maga caabida, iyo wixii la mida, waxaa waajib ah in lagu adeeco waxa wanaaga ah, iyo inaan laga hor iman madaxda, waayo fitnada iyo ladagaalan koodu wuu ka waynaan fasahaadka ka dhalanaya dulmiga ay sameeyaan, iyo wixii ay balan qaadeen oo ahaa inay xaqa sheegaan goob walba, iyagoo Ilaahay u daacad ah oo aan ka baqayn cid canaanata.فوائد الحديث
Madaxda in la maqalo oo la adeeco mairaha ka dhalanaya waa in muslimiinta kalimadoodu mid noqoto iyo in khilaafka la joojiyo.
Waa waajib maqalka iyo adeecida madaxdu wixii aan macsida Ilaahay ahayn, xiliga barwaaqada iyo xiliga xaaladu daran tahay, goortaan dhib jirin iyo goorta ay adag tahayba iyo xataa haday ka wax badsadaan dadka.
Waa waajib inaan xaga sheegno meel walba oo aan joogno, inagoo aan uga baqayn xaqa sheegidiisa canaant mid nacanaanta.