Qofkii dhib gaysta Ilaahay ayaa dhiba, qofka dadka wax ku adkeeyana Ilaahay ayaa wax ku adkeeya

Qofkii dhib gaysta Ilaahay ayaa dhiba, qofka dadka wax ku adkeeyana Ilaahay ayaa wax ku adkeeya

Abii Sirma Allaha ka raali ahaadee wuxuu Rasuulka Ilaahay ka wariyey inuu yiri: "Qofkii dhib gaysta Ilaahay ayaa dhiba, qofka dadka wax ku adkeeyana Ilaahay ayaa wax ku adkeeya ."

[Xadiis Xasan ah] [Waa wariyay Abuu Daa'uud, At-Tirmidi, Ibnu Maajah, Iyo Axmed]

الشرح

Nabigu scw wuxuu ka digay in muslimka dhib loo gaysto, ama la dhibaateeyo shay arimihiisa ka mida sida naftiisa, maalkiisa iyo reerkiisa, qofkii sidaa sameeyana Ilaahay ayaa ka abaal marin kuna ciqaabidoona nooca camalkiisa.

فوائد الحديث

Waa xaaraan in muslimka dhib loo gaysto iyo in la dhibaateeyo ee mashaqayo la galiyo.

Ilaahay wuu u aaraa adoomadiisa.

التصنيفات

Axkaanta ka wali dhigashada iyo ka bari noqoshada