إعدادات العرض
1- Ilaahay wuxuu fidiyaa gacantiisa habeenka si uu u tawbo keeno midka maalinta dambaabay, maalintana wuu fidiyaa gacantiisa si uu u towbo keeno midka habeenka dambaabay, ilaa qoraxu ka soo baxdo meesha ay u dhacdo
2- Majiro qof dambaabaya dambi, oo intuu kaco dahaara qaadanaya salaadna tukanaaya, ka dibna istiqfaarsanaya, haduu jirose Ilaahay wuu u dambi dhaafayaa isaga