إعدادات العرض
1- Ha xiranina xariirta iyo diibaajka, hana ku cabina weelasha dahabka iyo fidada ka samaysan, hana ku cunina wax xeerooyinka labadaa ka samaysan, waayo gaaladaa aduunka wax ku cuna inaguna aakhiraan leenahay
2- Yaanu eegin ninku cawrada nin kale, haweenayduna yaanay eegin cawrada naag kale