إعدادات العرض
1- Qofka la yimaada wax aan diinteena ka mid ahayn waa lagu celinayaa
2- Qofka dadka hanuun ugu yeera wuxuu helayaa ajarka ay helayaan dadka hanuunka ku raacay mid la mida, iyagoon ajarkooda laga nusqaamin