إعدادات العرض
1- Waxaa jiri doona ummadayda aakhirkeeda dad idiinka sheekayn doona wax aydaan maqal idinka iyo aabayashiin, iska jira oo ka digtoonaada
2- qor Allaha naftaydu gacantiisa ku jirtaan ku dhaartee, xaq waxaan ahani kama soo baxaane