إعدادات العرض
1- qofka u adeega garoobka iyo maskiinka, wuxuu la mid yahay mujaahidka jidka Ilaahay u dagaalamaya, ama qof habeenkiina cibaado u taagan maalintiina sooman
2- Janada galimaysaan ilaa aad rumaysaan, rumayna maysaan ilaa aad is jeclaataan, ma idin tusaa wax hadaad samaysaan aad is jeclaanaysaan? salaanta dhexdiina ku faafiya