إعدادات العرض
1- Markuu dhoho mu'addinku: Allaahu akbar Allaahu akbar, ee midkiin dhoho: Allaahu akbar Allaahu akbar
2- Hadii aad maqashaan aadaanka, dhaha waxa mu'adinku dhahayo
3- {Qofka dhaha markuu maqlo mu'adinka: Waxaan qirayaa inuusan jirin Ilaah xaq lagu caabudo Ilaahay mooyee oo uu kali yahay oo cid wax la wadaagta aysan jirin, Maxamedna uu yahay adoonkiisii iyo Rasuulkiisii, waxaan raali ka ahayn inaan Ilaahay Rabi ka dhigto oo Maxamed aan ka dhigto Rasuul oo aan Islaamkana ka dhigto diin, danbigiisa waa la dhaafaa}
4- Hadii aad maqashaan mu'addinka dhaha waxa uu dhahayo, anigana igu saliya
5- Bilaalow, salaada aqiim oo noogu raaxee