إعدادات العرض
Dahaarada
Dahaarada
1- Fidrada fiicani waa Shan: Gudniinka, xiiritaanka Bisqanta,Timaha Kilkilada
2- Gaabiya Shaarubka Garkana daaya
4- Ilaahay ma aqbalo Salaada midkiin hadii waysadu ka jabto ilaa uu weyso qaato
5- Cadaygu afka wuu nadiifiyaa Ilaahayna wuu raali galiya
8- iska daa, anoo weyso qaba ayaan geliyaye
14- Qaabka looga qubaysto Qasliga:
17- wuxuuna ugu wayso qaatay waysadii Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-
20- Kuma anaan tirin jirin boora-boorowga iyo jaalaha waxba markaan daahirsano ka dib
21- "sug mudadii aad qabi jirtay dhiiga caadada, ka dibna ka mayro
22- Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuu u wayso qaadan jiray Salaad walba
23- Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee markuu weyso qaadanayo wuxuu dhaqi jiray mar mar kaliya
24- Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu weysadiisa dhaqay xubnaha labo mar labo mar