إعدادات العرض
Fiqiga iyo usuushiisa - الصفحة 2
Fiqiga iyo usuushiisa - الصفحة 2
2- Ilaahay markuu ku xugmiyo adoon inuu ku dhinto dhul, dhulkaas ayaa Ilaahay dan ka geliyaa
3- , aniguna waxaan ahay Damaam Binu Saclabah, Bani Sacad Bani Bakar walaalkood ah
4- Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuu u wayso qaadan jiray Salaad walba
5- Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee markuu weyso qaadanayo wuxuu dhaqi jiray mar mar kaliya
6- Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu weysadiisa dhaqay xubnaha labo mar labo mar
10- Hadii aad maqashaan Mu'adinka dhaha wuxuu dhahayo, anigana igu saliya
11- qofka Ilaahay darti Masaajid u dhisa isagana Ilaahay ayaa Janada uga dhisa mid la mid ah
13- Hadii midkiin soo galo Masaajidka ha tukado labo Rakcadood, intaanu fariisan
15- Bilaalow, Salaada aqiim oo noogu raaxee
16- dadow, waxaan sidaan u sameeyey inaad igu dayataan oo barataan salaadayda
21- Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu dhihi jiray Salaad kasta oo faral ah
24- (markuu ramadaanku soo galo cumrayso, cumrada ramadaanku xaj ayey u dhigantaaye)
27- Qofka Hub noo qaata nagama mid maaha
