إعدادات العرض
Caqiidada - الصفحة 2
Caqiidada - الصفحة 2
7- Saacada qiyaame dhicimayso ilaa waqtigu isku soo dhawaado
12- Waxaa la keenidoonaa dhimashadii oo u eg Wan Galaalan
13- Dabkiinu waa hal qayb oo ka mida todobaatan qaybood oo Naarta Jahanama ah
15- Wax kasta qadar ayey ku dhacaan, xataa wahsiga iyo firfircoonida ama firfircoonida iyo wahsiga
16- Ilaahay markuu ku xugmiyo adoon inuu ku dhinto dhul, dhulkaas ayaa Ilaahay dan ka geliyaa
17- , aniguna waxaan ahay Damaam Binu Saclabah, Bani Sacad Bani Bakar walaalkood ah
20- Rasuulka Ilaahay scw waxaa lagu soo dajiyey waxyiga isagoo afartan jir ah
21- Yuhuuda waa loo carooday, Nasaaraduna waa baadiyoobeen
23- dheh: laa Ilaaha Ilaa Allaah, aan kuu marag furo Maalinta Qiyaamee
25- u tag isaga waxaadna ku tiraahdaa ka mid maahid ahlu naarka, ee waxaad ka mid tahay ahlu Janada
26- {waan idin waydiindoonaa maalinta qiyaamaha nicmooyinka Ilaahay idinku galadaystay}
28- qor Allaha naftaydu Gacantiisa ku jirtaan ku dhaartee, xaq waxaan ahani kama soo baxaane
29- Hadii aad maqashaan Mu'adinka dhaha wuxuu dhahayo, anigana igu saliya
31- Qofka Hub noo qaata nagama mid maaha
